Cabdi Maxamuud oo dalbaday in xuriyadiisa loo soo celiyo kana hadlay dambiyada loo…

Maxkamad ku taal magaalada Addis ababa ee caasimada dalka Itoobiya ayaa mar kale waxaa lasoo taagay Madaxweynihii hore ee Ismaamulka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar oo loo heesto dambiyo kala duwan. Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maxkamada horteeda ka sheegay in uusan wax dambi ah galin intii uu xilka hayay, waxa uuna tilmaamay in si wanaagsan u maamulayay … Continue reading Cabdi Maxamuud oo dalbaday in xuriyadiisa loo soo celiyo kana hadlay dambiyada loo…